War Deg Deg Ah :- Eritea Oo La Afganbiyay iyo TV-ga iyo Raadiyaha Qaranka Oo Hawada Ka Maqan

War Deg Deg Ah :- Eritea Oo La Afganbiyay iyo TV-ga iyo Raadiyaha Qaranka Oo Hawada Ka Maqan


TV dalka ayaa sidoo kale lagu soo waramaa isagana in uu hawada ka maqan yahay  wax lagu  qeexay in ay u egyihiin isku day afgambi oo kale.

Magaalada ayaa waxaa la sheegayaa in ay degan tahay   wax rasaas ahna wali lama ridin.

Dowlada wadankaasi ayaa waxaa dhowr jeer Eed dusha kaga tuuray qolyaha u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadamaha waxay ayana ku sheegeen in ay xukuumada wadankaasi aysan dadka u ugolaan rabitaankooda iyadoo cadaadisa rabitaanka Shacabka.

Websiteyada Xukuumada  wadanka Eritera iyo Warbaahinta  Ku hadasga Afka Xisbiga maamulo wadan ayaa hadda si toos ah aan u shaqeyneyn, iyadoo websiteka Maamulka Jabhada dadka ee Dimoqoraaddiyadda iyo Cadaalada Wadakaasi ay suuro gal u ahayn in uu shaqeeyo (For The RullingPeople's Front for Democracy and Justice (PFDJ).Party).

Waxaa Lagu soo Waramayaa in Hadal laga siiidaayay TV-ga  iyo Radiyaha Qaran kaasoo dad ka ugu baaqayay in la hergiliyo Dastuurkii 1997 ee Wadanka.

Xafiiska Arrimaha dibada ee wadanka Ingriiska ayaa sheegaya in ay soo gaareen warar sheegaya “in gudaha caasimada Asmara ay ka Jiraan dhaqdhaqaaqyo Militeri oo aan cadeeyn” iyo in ay jiraan war sheegaya  Raadiyaha iyo Tv-gaba in ay Gabi ahaanba hawada ka  maqan yihiiin.

MadaxWeyne Isaias Afewerki Ayaa Wadanka maamulayay Hal Xisbi ahaan Wadankaasi ka jira  ilaa laga soo bilaabo markii ay xuriyadda ka qaateen waadanka dariska la ah ee Ethiopia 1993.

Wixii Ku soo Kordhana Dib ayaan idinku soo Gudbin Doonaaa Insha'Allah

Xiggasho: iftineducation.com 

Eritrea: 'Troops deployed' in Asmara

Reports from Eritrea say a group of soldiers have surrounded the ministry of information building in the capital, Asmara.State TV has also reportedly been taken off air in what some have described as a coup attempt.The city is said to be calm with no shots having been fired.Eritrea's government has been criticised by human rights activists as one of the world's most repressive and closed countries.The websites of key Eritrean state and ruling party media are currently operating erratically, with the site for the ruling People's Front for Democracy and Justice (PFDJ) party inaccessible.A statement has reportedly been read out on state radio and television calling for the implementation of the country's 1997 constitution.The UK Foreign Office said that it had received reports of "unusual military movements in and around Asmara", and noted that local radio and TV appear to have been shut down.President Isaias Afewerki has ruled the country as a one-party state since independence from neighbouring Ethiopia in 1993.
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada