Actarka reer Masar Muhammad Rajab oo safar uu ku tagi lahaa Sacuudi Carabiya hakad galiyay

Actarka reer Masar Muhammad Rajab oo safar uu ku tagi lahaa Sacuudi Carabiya hakad galiyay


Actarka da,da yar ee reer Masar Muhammad Rajab ayaa hakad galiyay safar uu ku tagi lahaa isbuucaan Dalka Sacuudi carabiya gaar ahaan Magaalada Barakaysan ee Maca .

Xiddigaa ayaa la sheegay in sababta uu hakadka u galiyay socdaalka uu ku tagi lahaa Dalka Sacuudiga ay ka danbaysay kidib markii xaalado caafimaad daro la soo dirseen sida Bogiis Twettirka lugu soo daabacay .

Cusbitaal ku yaala Magaladaa Sharm El Sheikh ee dalka masar ayaa la dhigay asbuucaan horaantiisa kidib markii uu sara kac sameeyay dhiigiisa kaas oo la sheegay in xaaladiisa Qatar noqtay .

Dhaqtarkiisa gaarka ah ayaa ku wargaliyay in uu joogo gurigiisa islamarkaana uu dib u dhigo socdaalo uu ku kala tagi lahaa Sacuudiga iyo Lubnaan, waxana iminka lugu soo waramayaa in xaaladiisa ay tahay mid ka soo raynaysa 

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada