Dhaqan Dadka Caalamka Kunool aay Layaaben iyo Haweenka Hindiya oo Bilaabay in aay iska Jaraan

Dhaqan Dadka Caalamka Kunool aay Layaaben iyo Haweenka Hindiya oo Bilaabay in aay iska Jaraan


Dumarka u dhashay Dalka India ayaa bilaabay Dhaqan aan horay looga baran kaasoo ah inay iska jaraan Sanka qeybtiisa hore.


Dhaqankaani oo ah mid iminka kasoo ifbaxaaya dalkaasi ayaa waxa ay suura galisay inuu ahaado mid kusii baaha dalka, Dhaqaatiirta India ayaa arintaasi ku tilmaamay mid laga hirgalinaayo dalka balse aysan garaneynin halka laga soo maan-guuriyay.

Dr Mitshil Kumaar oo kamid ah Dhaqaatiirta Dalkaasi India ayaa sheegay in bishii ay daaweyan in kabadan 3,000 Ruux kuwaasoo uu Dr Mitshil ku sheegay inay ahaayen kuwa laga kala keenay Magaaladda iyo Baadiyaha dalkaasi India waxa uuna sheegay in Goobaha caafimaadka ay daaweyan Tirooyin intaa kabadan oo dad ah.

Si kastaba ha ahaatee Dhaqaatiirta India ayaa sheegay inaysan garaneynin halka laga soo guuriyay Dhaqankaasi balse ay isku dayaan daaweynta dadkaasi Sanka iska jaray.



_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada