Layaabka Aduunka: Aqriste Layaabkan Ka Qeyb Qaado Caqliga Badan Waxa Uu Leeyahay Wadna Xanuun

Layaabka Aduunka: Aqriste Layaabkan Ka Qeyb Qaado Caqliga Badan Waxa Uu Leeyahay Wadna Xanuun

Horaa Loo Yiri Caqligaadoo Bato Macrifadaada Ayuu Yareeyaa Aqriste Bal Qisadaan Aqri.

Taqaatiir ayaa xaqiijinaysa in caqligu kaalin labaad kaga jiro cudurada wadnaha waxaa ka horeeya oo kaliya sigaar cabista.

Baaritaankaan oo ay sameeyeen taqaatiirta machadka London waxa uu sheegayaa in dadka caqliga badani unugul yihiin cudurada wadnaha halka kuwa caqligooda dhax dhaxaadka yahay ama uu yar yahay ay ka badbaadaan cudurkaas.

_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada