Ma Doonaysaa Qosol Kugu Baaqday Maalmahaan inaad Si Layaab leh u Qososho Akhriso Sheeko Dhaxmartay Gabar iyo Hooyadeed ( KKKKKKK )

Ma Doonaysaa Qosol Kugu Baaqday Maalmahaan inaad Si Layaab leh u Qososho Akhriso Sheeko Dhaxmartay Gabar iyo Hooyadeed ( KKKKKKK )

THE SMART GIRL (Gabadhii Caqlileyda ahayd) : Gabar ardayad ah ayaa saxib la noqotay will ay fasalka wada dhigtaan. gabadhii hooyadeed waxay markasta kula talin jirtay inay waxbarshada xooga saarto islmarkaana ka fogaato la saaxibtanka wiilasha. balan baa dhex martay. 

Gabadhii si hoose ayay saxibkeed moobeelka kula sheekeysan jirtay. hooyadii baa shaki dareentay. 

Waxay markasta dhihi jirtay hooyo markaad wax akhriska kujirto moobeelka wuu ku mashquulinaa ee aniga aan kuu haayo. gabadhii ayaa cabsi lasoo wajahday. waxay istiri mobelka oo hooyadaa haysa armuu sxbka soo wacaa. 

Magacii wiilka saaxiibkeed ee ku keydsanaa mobelka ayay bedeshay waxay ku bedeshay (Battery Low). 

Waxaa dhacday mar ay hooyadii moobeelka gacanta ku heyso inuu wiilki soo waco. 
Hooyadii baa aragtay moobeelkii oo dhawaaqaya waxay ku aragtay Battery Low kolkaas ayay Charger ula carartay iyadoo dhaheysa gabadheyda maadama wax ay akhrineyso bal aan Charger u geliyo. 

Markasta uu saaxiibka soo wacana hooyadii saas ayay yeeshaa kKkKk.

Hadey Sheekadaan Kaa QoSliSay Like Saar Ama Asxaabtaada Facebook Share u Dheh.

_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada