Maraykanka oo ka Digay u Safridda Somaliland

Maraykanka oo ka Digay u Safridda Somaliland

wasiirka Arr. Dibedda Somaliland
Safaaradda ayaa  xustey in ay  la socoto halis ku soo fool leh dadka reer galbeedka oo ay ku jiraan Mareykanka, gaar ahaan kuwa ka shaqeeya ama booqanaya Somaliland.

Dhawaan safaaradda Britain ayaa digniin u jeedisay muwaadiniinteeda, Taasoo ku wajahneyd halis laga yaabo inay ka soo food saarto Soomaaliya, gaar ahaan Somaliland.

Maamulka Somaliland ayaa markale ka hadlay digniintan cusub.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa VOA u sheegay in digniintani aanay waxba ka bedelaynin dareenkooda.

Warbixin ku saabsan jawaabta xukuumadda iyo kulammo magaalada Addis Ababa ku dhexmaray madax ka socotay Somaliland iyo Safaaradda Britain ee Ethiopia,

 ka dhegays halka.

_________________________________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada