Rhihanna oo Uurkeeda uu sii waynaanayo iyo Chris Brwon oo aan wali u soo jeesan

Rhihanna oo Uurkeeda uu sii waynaanayo iyo Chris Brwon oo aan wali u soo jeesan

daajis.com:-Fanaanada caanka ah ee Rihanna ayaa xaalada ku xuntahay waxana haysta dhibaato la xariirta jacaylka ay u hayso fananka Chrs brown oo u muuqda mid aysan wax daryeel ah ku haysan .


Rihanna ayaa leh Uur wayn waxana haysta xaalad xun kadib markii Chrs Brwon uu ka jeestay islamarkaana uusan ilaa iyo hada uusan wax faah faahin ah ka baxin cunugaa uurka loogu wado in uu aabe u yahay iyo in kale .
Wargayska The sun ayaa soo daabacay in Fanaanka Chrs Brwon maalin sii horaysay sheegay in uusan lahayn cunuga caloosha ku wado Rihanna laakiin rihanna ayaa ku adkaysanaysa in uu aabe u yahay cunugaa .

Xariirka ka dhaxeeyaya Labada Lamaane ayaa ahaa mid aan wangaasnayn mudooyinkii u danbeeyay waxana jirta in mugdi xooga soo kala dhaxgalay kaa oo gaaray halkii ugu sareeyay .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada