Veena Khan: waxaan rabaa inaan la shaqeeyo sedaxda jilaa ee reer Khan.

Veena Khan: waxaan rabaa inaan la shaqeeyo sedaxda jilaa ee reer Khan.

daajis.com:-Atariishada Veena Khan ee reer Pakistan ayaa daaha ka qaaday iney dooneyso iney la shaqeyso xiddigaha ugu magaca dheer xilifgaan wiilasha reer Khan ee kala ah Aamir, Shah Rukh Khan iyo Salman.

"Waxaan rabaa inaan kis kis yar laka jilo sedaxdaan xiddig sidaas waxaa tiri veenaKhan, iyadoo tilmaantay in weliba ay jeclaa lehed in filimkaasi noqdo mid romatic ah.

Sidoo kale waxa ay ka hadashay jilaaga kale ee Saif Ali Khan, iyadoo tiri waan jecelahay qaabka Saif wax u jilo, waana nin aad u qurux badan runtiina Kareena Kapoor waa qof nasiib leh.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada