Big Nrws:- RW Hore Maxamed Cabdulahi Farmaajo Oo hadal Culus Kaga farxiyey Shacabka Soomaaliyed(Akhriso)

Big Nrws:- RW Hore Maxamed Cabdulahi Farmaajo Oo hadal Culus Kaga farxiyey Shacabka Soomaaliyed(Akhriso)

daajis.com:-Ra’iisal wasarahii Hore Ee soomaaliya  Maxamed cabdulahi farmaajo Ayaa  Siweyn Ugu Dhiiri Galiyey Inay Dowlada Tageeraan Isagoona Dhanka Kale Xusay  Sanad Guurada Maanto kale Xilka Loogu Magacabay.

Maxamed cabdulahi farmaajo 14 /oct/2010 Waxa Loo magacabay Ra’iisal wasaraha Dalka Soomaaliya Isagoona Ka Mid Noqday Shaqsiyadka Is Badalka Badan Ka Sameyey Dhiiri Galinta Ciidamada Xoga Dalka.


‘maanta waa 14 /oct/2010 waa 3 sano ka hor markii madaxeynihi xiligaas mudane sharif sh axmed uu ii magacabay r/wasaraha somaliya waxay ahayd malin runti anan iloobayn waaayo mudo ku dhaw 30 sano anigoo dalka ka maqan ayaan ku dhiiraday inan tago hadana ka shaqeeyo waxan runtii bartay shacabka soomalieed in aysan rabin dhibatada inay ku sii jiraan oo ay u heelan yihin dawladnimo”Ayuu Yiri farmajo”.

Ra’iisal wasarahii Hore Ee dalka Soomaaliya Oo la Hadlay warbaahinta Mudo Kadib waxa Uu intaasi ku Daray..

”waxan kaloo ogaaday in hadii aad shaqadada si wanagsan u gudato shacabku ayagooon qabiilna kuu eegin inay yar iyo weyn ku garab istagayan waxan ka xumahay inan xiligaas shaqadii aan sii dhamaystirin anagoo danta guud eegayna garanay inan tanasul no si ay hawshii qabyada ahayd loo dhamaystiro aadna ogtihin maanta dalka halka uu joogo”

Ra’iisal wasarahii Hore Ee soomaaliya Ayaa Sheegay Inay Shacabka Soomaaliyeed yahiin Kuwo Markasta Dulman Isla Markaasina Tageerayaan Shaqsiga U dadaala.

Iyagoona Qabiil Iyo Qoomiyad Ku jeclanayn Lakin Xiligani Looga Bahan yahay Inay Shacabka Soomaaliyeed garab Is tagan Dowlada Jirta Xiligani.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada