Daawo Sawirada:- Isbitaalka ugu quruxda Badan Geeska Afrika oo kuyaala Muqdisho Quruxdiisana aad la cajabeyso

Daawo Sawirada:- Isbitaalka ugu quruxda Badan Geeska Afrika oo kuyaala Muqdisho Quruxdiisana aad la cajabeyso

daajis.com:-Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho ayaa xiligan loo aqoonsaday mid kamid ah Isbitaalada ugu quruxda badan ee kuyaala Wadamada Geeska Afrika.

Digfeer Hospitaal ayaa waxaa xiligan gacanta ku haya Dowlada Turkiga waxaana lagu sameeyay dib u dhis aad u balaaran iyadoona markii aad booqato Gudaha Isbitaalkaasi aad ku indho daraandareyso.

Isbitaalka Digfeer oo kamid ah Isbitaalada ugu waa weyn ee kuyaala Magaalada Muqdisho ayaa in mudo ah waxa uu ahaa mid aan shaqeyn oo saameyn badan ku yeeshay dagaaladii sukeeyay ee dalka ka dhacay.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com













Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada