DAAWO VIDEO:- Aroosyada Muqdisho Oo Gabdho Wilal Arin Fool Xumo ka Dhacayso,kadib Qurbo jog Dhaqan la Imaday

DAAWO VIDEO:- Aroosyada Muqdisho Oo Gabdho Wilal Arin Fool Xumo ka Dhacayso,kadib Qurbo jog Dhaqan la Imaday

daajis.com:-Tan markii Lawiqay Awoodii islaamiyiinta Ee Al-shabaab ayaa waxaa Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho Ku soo badanaayay Aroos yada iyo Xaflado aay Badankood Qabanayaan Fanaaniin iyo dhalin yaro isku balansaneysa Hoteelada Farahabadan ee xiligaani caasimada ku sii baahaya.

Qaab Jiliin iyo dhaqano cusub ayeey aheed markii Goob kasta oo xaflada Aroos ama Show Fanaan Ka dhaceyso aay ku soo bandhigaan Wiilal iyo Gabdho Kuwaasi oo isku niikinaya.
Muuqaalkaani aan idiin heeno waxaa uu ku tusinaya in dhalin arada Muqdisho aay Markaani Lajaan qaadayaan Qoobka cayaarka Caalamka Qaasatan dancinka dalka Jamaica Looyaqano.
Arinkaani oo aay walaac badani ka muujiyeen Waalidiinta Muqdisho ayaa hadana aaysna Jirin saan saan Joojineysa Talabadaani xun xun ee Dhalinto ku sii ka ceyso iyadoona aay Sheekado mareyso in la isku balan sado Guryaha halkaasian aay Dhalintu isku niikiyaan.
Goob Fagaaro ah oo aay Ka buuxaan Dhalin yaro iyo dad waaweyn oo isugu jira Rag iyo dumar ayaa waxaa kuwada ciyaarayay qaar kamid ahaa kooxaha muqdisho ku caan baxay ee Loo yaqaano JAMKA oo Macno ahaan Loola jeedo Dancing Hall.

DAAWO VIDEO-GA HALKAAN

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada