Daawo Odayaasha Garbo Dadar Oo Ka Digay Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Kara Isku-day Dil Oo Loo Gaystay Maayerka Garbo Dadar+VIDEO

Daawo Odayaasha Garbo Dadar Oo Ka Digay Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Kara Isku-day Dil Oo Loo Gaystay Maayerka Garbo Dadar+VIDEO

daajis.com:-Siyaasiyiin iyo odayo dhaqameedka degmada Garbo dadar ee Gobolka Salal ayaa maanta shir jaraaid oo ay ku qabteen magaalada Borama , waxa aanay kaga hadleen arimo badan oo ay ka mid yihiin qulqulatooyinkii  ka dhacay deegaanka Garbodadar ee gobolka Salal kuwaasi oo ay ka mid tahay iskuday dil oo dhawaan degmadaasi ka dhacay kaasi oo maayerka magaaladu si badheedh ah qori ay ugu qabteen labanin oo shicib ah.
Hadaba arintaasi ayay odayaashu waxa ay maanta u qabteen mudo afar iyo labaatan saacadood ah in lagu soo afjaro

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada