Daawo Sawirada:- Gabar yar oo ku dhalatay Iyada oo guud ahaan jirkeeda ay ku yaalaan timan .

Daawo Sawirada:- Gabar yar oo ku dhalatay Iyada oo guud ahaan jirkeeda ay ku yaalaan timan .

daajis.com:-Gabadhan ayaa waxa ay jirtaa kaliya 22 maalin waxa ay ku dhalatay iyada oo jirkeeda guud ahaan ay ku yaalaan tin taas oo loogu sababeeyay hida raaac ,waayo waxaan sidan oo kale ah hooyadeed iyo qeybo ka mid ah qoys keeda.

Hooyada dhashay gabadhan oo lagu magacaabo Savita Sambhaji Raut, oo lix iyo labaatan jir ah ayaa waxa ay sheegtay in ay aad uga walwalsan tahay tahay mustaqbalka gabadheeda yar waxa ayna intaasi ku dartay in aqbalayso nasiibkeeda.

Savita Sambhaji Raut oo la wareestay xili ay gurigeeda joogtay ayaa xustay in gabdheeda ay ula mid tahay caruurteeda kale ayna siineyso Jaceylka Hooyanimo .


'' Waxba uma arko sida ay u taalo gabadheeda waxaan siin doonaa jaceyl hooyanimo waayo waxaa xaalad uu ilaah noogu talagalay waana ku faraxsanahay sida uu hada xaalku yahay'' ayey tiri Hooyada dhashay gabadhan yar.


Allah subxanaha watacaalaa asaga ayaa khalkhigiisa sida uu doono uga dhigo abuuritaankooda, waxyaabaha mucjisaadka ah ayaa ah calaamooyin uu Allah ugu tala galay in ay ku cibra qaataan adoomadiisa ku nool aduunka .

Waa siduu hore u yiri fanaan “ ma ogtahay cuuryaankuba cago looma
waayine , Ceynkaa waxaa loo yiri kuwa cararayee ladan iney ku cibro qaataan”
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com








Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada