Baro magacyada malaa’ikta illaahey, iyo mid kastaa shaqada uu qabto..

Baro magacyada malaa’ikta illaahey, iyo mid kastaa shaqada uu qabto..

daajis.com:-Baro magacyada Malaaikyada iyo shaqooyinka aay kala qabtaan..
1 Jibriil caleyhi salaam waa malaga loo wakiishay waxyiga waana sayidka malaikta waana malak aad quwad badan carshiga alaah ayuuna u dhawyahay waana aamin malaikta asga ayey ka amarqataan .

2 Miikaa’iil calayhi salaam Waa malaga loo wakiishay qaybinta roobka iyo ka hagintiisa

3 israafiil calayhi salaam waa makaga loo wakiishay suurka lagu babinayo aduunkan .

4 Malakul mowt cayhi salam oo loo wakiishay ka qaadida nafta waxaana cawiyaal u ah malaik kale marka uu ka qaadayo nafta.

5 Ridwaan calayhi salaam waa malaga haaya furayasha janooyinka waxaana la shaqeeya malaik farabdan oo loo xilsray ka shaqeeynta janada iyo hoowlaheeda

6 Maalik calyhi salaam waa malaga loo wakiishay naarta waxaana la shaqeeyo koox lagumacabo zabaniya oo ka kooban 19 Waxay cadaban galada munafiqiinta iyo caasi wLbo oo diiday ale iyo rasuulkiida waana malik ad adag oo aan u naxrisanayn kuwa caasiyaasha

7 Malaa’ikta xabarsan carshiga raxmaan waa 4 malak, maalinka qiyamaha waxaa lagu siyadinaa 4kale

8 Xafada . Waa malaikta insaanka ka ilaalisa shayadiinta iyo jiniga iyo aafadka

9 Raqiib calayhi salam. Waa malaga loo wakiishay in uu qoro xasanadka wuxuna ka saran yahay insanka dhica midig

10 Cadiid calhi salam waa malaga loo wa kiishay in uu qoro sayiaadka wuxuna ka saranyahay bini aadanka dhici bidix

11 Safara waa maikta xafidsan kitaabka ee ilaaliya
12 Naazicaad waa malakta nafta ka qaada casiyasha
13 Naashidhad . Waa malikta ka qaada nafta muminiinta
14 Saabixaad. Waa malikta dabalata hawada ee ale u geeya acmadha bin adanka ee ka soo qaada alah awamirta

15 Saabiqad waa malikta ku tarnanta qaadida acmash mumninta
16 Mudabiraat. Waa malikta loo xilsaray mamulka iyo waxa ka dhacaya aduunka waxayna filiyan awaamirta uu soo faro alaah ee lagu fulinayo aduunkan.

Qofwalbo oo muslim ah waxa laga rabaa rumayta malaa’ikyada ilahey inuu simo oo aan lakala sarayn.

Fadlan udir asaxaab taada hamadsanid


source: qaranwade
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada