DAAWO MUUQAAL:- Gabdho Mataano ah oo udhashay dalka Sweden oo sitoos ah Baabuur iskugu Dhigay iyagoo doonayay Dhimasho

DAAWO MUUQAAL:- Gabdho Mataano ah oo udhashay dalka Sweden oo sitoos ah Baabuur iskugu Dhigay iyagoo doonayay Dhimasho

daajis.com:-uuqaalkaan ayaa mid laga duubay Lab Gabdhood oo mataan ahaa kuwaasi oo udhashay dalka Sweden oo sitoos ah isugu dhigay Gaadiid marayay Wado aad mashquul u ahayd oo ah High Way. 

Dumarkaan ayaan la ogeen sababaha keentay in ay isku dhigaan Baabuurta maraysayu wadada iyagoo mar qura wadada ku dhex cararay xili Booliska dalkaasi Sweden ay wareysiyo ka qaadayeen.
Muuqaalkaan ayaa ah mid layaab fara badan ku abuuray kumanaan daawadayaal ah oo ka daawaday barta Youtub. 




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada