DAAWO: Qaabka uu u dhacay weerarkii lagu qaaday Hotel Jazeera

DAAWO: Qaabka uu u dhacay weerarkii lagu qaaday Hotel Jazeera

daajis.com:-Weerarkii Ismiidaamin ee habeenkii arbacada ka dhacay Hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho, kuna dhinteen in ka badan 10 qof ayaa warbaahinta caalamka ay siyaabo kala duwan ugu hadleen.

Telefishinka NTV ayaa warbixin uu ka diyaariyay waxaa ay kusoo bandhigeen qaabkii uu u dhacay qaraxii ismiidaamin iyo midkii labaad ee ka dhacay isla bannaanka Hotel Jaziira, kaasoo ay mas'uuliyadiisa sheegteen ururka Al-Shabaab.

Waxaa Iridka Hotelka ka muuqday dayac badan oo la iska indha tiray mas'uuliyada Gawaarida horyaal Hotelka iyo in aan laga warqabin cidda iska leh.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada