Rihanna oo dhar la' oo xeebaha Brazil lagu soo sawiray

Rihanna oo dhar la' oo xeebaha Brazil lagu soo sawiray

daajis.com:-Fanaanada caanka ah ee reer Mareykan asal ahaanna kasoo jeeda dalka Barbados Rihanna, ayaa sawir laga soo qaaday eyadoo ku dalxiiseyda xeebaha Brazil.

Raihanna ayaa halkaas ku qaadaneysa fasax gaaban, waxaana lasoo sawiray fanaanada eyadoo xiran kaliya hoos gashi yar, dhanka sarana ka dhar la'.

Fanaanada Rihanna ayaa isku diyaarineysa hees ay soo wada qaadaan dhigeeda reer Colombia Shakira oo lagu magacabo “Can’t Remember to Forget You”..



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

https://www.facebook.com/pages/Guriga-Arimaha-Bulshada

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada