Salman Khan Kareena Kapoor waa ay ka fiican tahay Katrina Kaif..

Salman Khan Kareena Kapoor waa ay ka fiican tahay Katrina Kaif..

daajis.com:-Actarka Salman khan ayaa xariira kala duwan la soo sameeyay labada actar kala ah kareena kapoor iyo Katrina kaif hayeeshee xiddigaa aya mar wax laga waydiiyay labadaa actar qofka ku haysta waxa uu sheegay in ay tahay Kareena kapoor.

Xiddigaa ayaa sheegay in kareena kapoor tahay atariisho dabeecadeeda uu aad uga helay islamarkaana aad ula dhaqmi karta bulshada waxa uuna ka gaabsaday in uu faah faahin ka bixiyo sababtii ku kala tageen.

Salman khan ayaa xili uu ka hadlayay Katrina kaif waxa uu sheegay in ay tahay tariisho fiican laakiin waxa uu sheegay in dabeecad kulushahay waxa uuna xusay in uusan dooneen in ku sii fogaado.

Slaman khan ayaa mudooyinkii u danbeeyay waxa uu ku mashquulsanayaa sidii xal ugu heli lahaa kalinimada xiddigaa la degtay waxa uuna sameeyay xariira kala duwan uu la samaynayo actaro kala duwan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada