World Sport News:- 16-kooxood oo iskugu soo hartay koobka UEFA Europa League & qaabka la iskugu aadiyay

World Sport News:- 16-kooxood oo iskugu soo hartay koobka UEFA Europa League & qaabka la iskugu aadiyay

daajis.com:-Koobka UEFA Europa League oo xiliyadii hore loogu yeeri jiray (UEFA Cup) ayaa waxaa iskugu soo haray kaliyah 16-kooxood oo caan ka ah qaarada Yurub. Isku aadka koobkaan oo ay isku dhaceen kooxo isku magaalo ah ama ka soo wada jeeda hal dal ayaan waxaanu ka xusi karnaa Juventus Vs Fiorentina oo qoorta isla galay kana soo wada jeeda dalka Talyaaniga iyo Fc Sevilla oo qaabili doonta Betis Sevilla oo ay hal magaalo ka wada dhisan yihiin .

Is araga wajiga hore iyo kan dambe ee koobkaan oo la kala ciyaari doono 13-ka bisha Maarso iyo 20-ka bisha Maarso ayaa sidoo kale waxaa lagu wadaa in Finaalkiisa lagu qabto magaalada Torino ee dalka Talyaaniga taariikhdu marka ay tahay 14-bisha May.

ISKU AADKA KOOXAHA :

FC Basel                                                          Red Bull Salzburg 
FC Porto                                                          SSC Napoli 
Lodogrez Rasgrad                                             Valencia 
AZ Alkmaar                                                      Anchi Machatschkala 
Olympique Lyon                                                Pilsen 
FC Sevilla                                                         Betis Sevilla 
Tottenham                                                       Benfica Lisbon 
Juventus                                                           AC Fiorentina

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada