Daawo:- Prof Samatar Siyaasad baad ku ogayde ma ku laabneed in Fanaan yahay

Daawo:- Prof Samatar Siyaasad baad ku ogayde ma ku laabneed in Fanaan yahay


daajis.com:-Prf Samatar waa siyaasi caan ka ah Soomaaliya waxa uuna ka mid ahaa tira Musharaxiin ah oo la tartamayay Madxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud sanad ka hor.

Hayeeshee Samatar oo ah Siyaasi ayaa hadana ka marnayn fanka waxa uuna xiliyada qaar dib u xasuustaa heesahii birisamaadkii asaga oo waliba si weyn ugu raxeysanaya.

 Laga yaabee dad badan in ay u tahay markii ugu horaysay arkaan laakiin Prf Samatar ma ahan markii ugu horaysay ee hees ka qaado meel fagaaro ah.

Waxa uuna Siyaasigaa Hees dad badan dareenkeeda soo jiidatay ka qaaday Jaamacad Camuud ee Magaalada Borama xili uu booqasho ku tagay sanadkii hore.

Hayeeshee markaan waa Prf Samatar oo kaban loo garaacaya kaaga Sii darane ku luqeenaya hees ka mid ah Heesahii hore waxaana Heestaa oo la soo dhigay YouTube jeclaaday Kumanaan Dad ah.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada