Daawo Sawirada:- Saxaafada Ingiriiska oo faafisay Sawirada wiilka Wayne Rooney oo ku labisan Maaliyada Barcelona(

Daawo Sawirada:- Saxaafada Ingiriiska oo faafisay Sawirada wiilka Wayne Rooney oo ku labisan Maaliyada Barcelona(

daajis.com:-Qaar ka mid ah Saxaafada dalka Ingiriiska ayaa soo bandhigtay Sawiro cadeen ah oo muujinaya wiilka weeraryahan Wayne Rooney oo (Kai) lagu magacaabo iyo xaaska Rooney haweeneyda Coleen lagu magacaabo oo wada socda magaalada dhexdeeda xili uu wiilka weeraryahan Wayne Rooney uu ku labisnaa funaanada ama maaliyada kooxda Fc Barcelona.

Jaraaidka Mirror oo warbixin ka qoray arintaan ayaa qoyska reer Rooney wuxuu ku qanciyay in caruur kasta loo xiri karo maaliyada kooxdii ay jeclaaan maadaama ilmaha inta ay yar yar yihiin kooxdii kacsan marba ay la jiraan. Wiilka weeraryahan Wayne Rooney oo Kai lagu magacaabo inta badan marka uu aabihiis u soo raaco garoonka kooxda Manchester United ee Old Trafford waxaa u xirnaan jirtay maaliyada the Red Devils Man Utd . 




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada