Daawo Video: Xaawo Kiin iyo Xuseen Shire oo soo wada qaaday hees macaan

Daawo Video: Xaawo Kiin iyo Xuseen Shire oo soo wada qaaday hees macaan

daajis.com:-Fannaanada codka macaan Xaawo Kiin iyo Xuseen Shire Ciyaar Jecel ayaa soo saaray hees maalmahan la wada sugayay oo hor-dhac ahaan horay loo soo geliyay Yuotube-ka.

Heestaan dhalantaaliga ah ayaa lagu magacaabaa Har ii jiid, waxaana heestani ay tahay mid aad looga soo shaqeeyay.

Labada Fannaan ayaa aad u jilay heesta, waxayna soo bandhigeen muuqaal jileen oo soo jiidasho leh.

Erayada Heesta Har Ii Jiid ayaa waxaa sameeyay c/salaan Cali Shire Qabsato, Laxankana waxaa saaray Xuseen Shire, Muusikadana waxaa tumay Maxamed Karaama.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada