VIDEO:- Al-Shabaab oo soo bandhigtay Muuqaal dhoolatus ay ka qeyb qaadanayaan Ajaaniib

VIDEO:- Al-Shabaab oo soo bandhigtay Muuqaal dhoolatus ay ka qeyb qaadanayaan Ajaaniib

daajis.com:-Muuqaal lasoo dhigay Barta Youtub-ka ayaa muujinaaya dhoolatus ay dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ku sameynayaan dhul keymo ah oo ku yaal meel ka mid ah Soomaaliya.

Dhoolatuskan ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya Ajaaniib u badan Kenyaan ku hadlaya afka Sawaaxiliga iyo Ajaaniib kale oo afka Carabiga ku hadlaya, waxayna fariin ugu direen dalalka ay kasoo jeedaan iyagoo dhalinyarada ugu baaqay in ay usoo jihaad tagaan Soomaaliya si bey yiraahdeen looga xoreeyo gaalada.

Suugaan iyo Nashiidooyin ay ku amaanayaan Amiirka Al-Shabaab ayey sidoo kale kusoo bandhigeen, kuwaasoo ay ku sheegayaan in Axmad Cabdi Godane oo ay u yaqaanaan Abuu Zubeyr uu yahay Hoggaamiye Islaami ah oo umada loo soo diray.

HALKAN KA DAAWO DHOOLATUSKA SHABAAB



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada