DAAWO VIDEO CAJIIB:- Wiil Soomaali ah Oo Film Ugu Qaalisan Looguna Jecel yahay dalka Norway kalinta 1_Aad ka galay (Video)

DAAWO VIDEO CAJIIB:- Wiil Soomaali ah Oo Film Ugu Qaalisan Looguna Jecel yahay dalka Norway kalinta 1_Aad ka galay (Video)

daajis.com:-jilaaga Soomaaliyeed oo ah jaaliga ugu da,da yar ee wax ka jilay filim lagu sameeyay dalka norway ayaa saxaafadda wadanka norway maalmahan si weyn u hadal hayeen.

Samakab Omar oo 17 jir soomaali ayaa noqonaya Jilaagii ugu wanaagsanaa ee dalka Norway wuxuuna ku guuleystay Filinka lagu magacaabo Natt Til 17 oo ah filin ku saabsan jacayl wuxuuna soo bandhigay waxyaabo badan oo dadka reer Norway ay la yaabeen maadama uusan jaamacad kaga soo bixin iyo da,diisa oo wali yar.

Abaal-marinta AMANDA AWARD 2014 ayaa la gudoonsiiyay Samakab Omar Sidoo kale, Samakab ayaa u mahad-celiyay dhammaan intii kala qayb-qaadatay jilista filimkaas, sida amiir iyo Sam wuxuu kaloo filinkan ka hadlayay sida ay dhalinyarada ka yar 15 sano jir u dhaqanto





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada