Layaab:- Dhacdo Fool Xun oo Xalay kadhacday Muqdisho ”Lamaane Si kaftan Udilay Oday Caan ah”

Layaab:- Dhacdo Fool Xun oo Xalay kadhacday Muqdisho ”Lamaane Si kaftan Udilay Oday Caan ah”

daajis.com:-Dhacdo aad u fool xun ayaa caawa kadhacday Degmada Karaan ee Gobolka Banaadir kadib markii lamaane aad isku jeclaa isla markaa kushekeysanaaye meel darjiin ah ku kaftameyn geerida qof bini aadam ah ayaa sababtay geerida oday maraaye wadada ayadoo si kaftan iyo sheeko dartiis loo dilay waxaana goobta ku geeriyooday Odeygii sida aad looga yaqaanay xaafadaas.

Geerida Ninkan aya timid kadib markii gabadha dhahday lamaankeyda in ay arkin waligeed qof dhimanaayo sidaa ogeydna ay jeclaan lahayd in ay mar qura aragto qof geeriyoonaayo aya sheegtay in wiilkii oo kuyiri waligaa ma arkin qof dhimanaayo maxaa kugu dhacay waxa kunooshahay muqdisho oo kadhacaan dilal iyo qaraxyo qorsheysan blse gabadhi aya ugu jawaabtay in ay arkin qofdhimanaayo.

Dhacddadaan foosha xun aya kudareyso in wiilkii oo iska soo jaray Baskoolad asagoo labeegsaday oday caanka ahaa degmada karaan kasoo kudhuftay ilaa dhowr xabadooda wuxuuna maraaye wadada xiligaan waxaana ay sheegtay in durbadii oo kugeeriyooday halka oo kudilay gacanku dhiiglihii foosha xumaa waxaana durbadii gacan kudhiiglihi oo baxsaday halka gabadhii ay ku carartay gurigooda oo halkaasi ka agdhawaa waxaana goobta soo gaaray ciidamada oo gacanta kudhigay gabadhii sida kaftan ka leh u dilay oday waxaana lageeye saldhiga ayadoo xiligaan lagu weydinaayo su aalo


Isku sowada duub caasimada dalka somaliya oo mudo kabadan labaatan sano dhex maquuraneyse colaado aan dhamaad laheyn aya maallin waliba waxa kadhaca dilal aad u fool xun isla markaa ay jirin cid isku xilsaarto joojintooda.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada