Daawo Muuqaal:- Wiil Itoobiyaan Muslim ah oo qaaday Hees Soomaaliyeed kana yaabsaday shacabka dalkiisa !!

Daawo Muuqaal:- Wiil Itoobiyaan Muslim ah oo qaaday Hees Soomaaliyeed kana yaabsaday shacabka dalkiisa !!

daajis.com:-Mohamed Raju waa mid ka mid ah Fanaaniinta da´da yar ee ugu caansan gudaha dalka Itoobiya wuxuuna Fanaankaan ilaa yaraantiisii aad u jeclaa Laxanka iyo Heesaha Soomaaliyeed kaas oo iminka ku guuleeystay in uu soo qaado Hees macaan oo Soomaaliyeed .

Wiilkaan oo Muslim ah wuxuu iminka baraa shacabka dalka Itoobiya heesaha Soomaaliga ah gaar ahaan kuwii hore, waliba inay yihiin Heeso aad u macaan oo qof kasta oo aanan u dhalan uu qaadi karo. Mohamed Raju ayaa sidoo kale waxa uu Muuqaalkaan ku soo bandhigay ama qaadayaa heesta reer Kenya ee (Akunamatata) balse Heesta Soomaaliga ah ayaa Fanaankaan u gadantay .







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada