DAAWO VIDEO:- Hooyo Soomaaliyeed oo ka sheekeneysa dilkii 10-ki culumo ee dowladdii dhexe

DAAWO VIDEO:- Hooyo Soomaaliyeed oo ka sheekeneysa dilkii 10-ki culumo ee dowladdii dhexe


daajis.com:- Drs, Maryan Xaaji  Cilmi oo ah hooyo Soomaaliyeed kuna nool magaalada Hargeysa ayaa ka sheekeysay intii ay kala socotay dilkii dowladii dhexe ee allaha u naxariistee marxuum Maxamed Siyaad Barre madaxweynaha ka ahaa, u geysatay 10-kii wadaad ee ka horyimid fikirka qaldan ee diidaya aayadaha quraanka, xilli dowladdii dhexe ay bedeshay.

Dilka loo geystay wadaadaasi kadib ayaa waxaa marqura dhacay shil diyaaradeed, iyadoona hooyadaan Soomaaliyeed ay sheegtay inay goob joog u ahayd fikirka qaldan ee lagu dilay culumadaasi Soomaaliyeed, waxaana ay sheegtay in dhibaatada maanta ka taagan Soomaaliya ay bilaabatay sanadki 1975 oo ah marki uu dhacay dilki ugu fool xumaa Soomaaliya.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada