Daawo:- Wiil aduunka Oo dhan ka yaabsadey

Daawo:- Wiil aduunka Oo dhan ka yaabsadey

daajis.com:- Saddex sano jir ah una dhashay dalka Brazil ayaa ku dhibaatoonaya culeyska miiseenkiisa oo gaaray 150 KG, waxaana lagu warramayaa inuusan joojin karin cunista cuntada oo la sheegay in maalintii uu cuno wax ka badan waxa ay cunaan afar qofood.

Reerka wiilkaan ayaa indhaha ka eegan karin miiskaanka kor u socda ee wiilkooda, iyadoo la sheegay in wiilkaan u marki uu dhalanayay miisaankiisu ahaa 2.9 KG, bil kastana ay kusii kordheysay 3KG.

Canugan yar ee reer Brazil ayaa reerkiisu shaqa uga dhigeen inuu maalinti qaado 11 dhagax oo cusul, taasoo usoo qoray dhaqtar si uu yaraado miisaankiisu.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada