Haweenay Kurdi ah oo isku Qarxisay Kooxda ISIS

Haweenay Kurdi ah oo isku Qarxisay Kooxda ISIS

daajis.com:- Haweenay ka tirsan maleeshiyaadka Kurdida ee YPG ayaa weerar ismiidaamin ah ku qaaday dagaalyahanada kooxda ISIS.

Weerarkan ayaa xalay (Axad) ka dhacay magaalada Kobani oo saaran xadka Siiriya la leedahay wadanka Turkiga halkaasi oo uu dagaal xoogan ka socdo muddo todobaadyo ah.

Dagaalyahanada ISIS ayaa maalmo kahor qabsaday qeybo kamid ah magaalada Kobani iyo buur muhiim ah oo ku taal magaaladaasi.

Inkastoo diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka iyo xulafadiisa duqeenayeen fariisimaha iyo gaadiidka ISIS ayaa hadan la sheegay in dagaalyahanada ISIS ay gudaha u galeen magaalada Kobani.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada