VIDEO:- Gabadhii cadaysatay in ay ka baxday Diinta Islaamka oo sheegtay Sababtii.

VIDEO:- Gabadhii cadaysatay in ay ka baxday Diinta Islaamka oo sheegtay Sababtii.

daajis.com:- Gabadha lagu magacaabo Mona Walter waa gabar Soomaali ah oo diinta Kiristaanka qaadatay.
Gabadhaan ayaa markii ay diinta Islaamka ka baxday ku dhaqaaqday cambaareyn ay u jeedinayso diinta Islaamka iyo abaabul ay u samaynayso isku xirka Soomaalida kale ee Kiristaanka noqotay.

Wareysi ay siisay telefishinka Sweden ayay kaga hadashay sida ay ugu nooshahay cabsi joogto ah, iyo sida Muslimiinta weerar ay ugu hayaan. Waxay sheegtay in meelkasta oo ay tagto Muslimiintu ay aflagaado iyo weeraro ay kala kulanto oo in la dilo oo keliya ay u dhimantahay. Xitaa gurigayga ayaa waxaa ku xiran kaamerooyinka waardiyaha meelwalba.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada