6 Wadan Oo Jaziirada Leh Ayaa Laga Cabsi Qabaa Iney Quusaan."Yaa Ka mid ah wadamadaas"? Wax ka Ogow

6 Wadan Oo Jaziirada Leh Ayaa Laga Cabsi Qabaa Iney Quusaan."Yaa Ka mid ah wadamadaas"? Wax ka Ogow

daajis.com:-Lix wadan oo caalamka ku yaala oo jaziirada ah ayaa laga cabsi qabaa iney quusaan sanadaha soo socda taas oo ay  bilaabeen madaxda wadamadaas iney codsadaan wadama kamid ah caalka iney dadkooda qaxoodi ahaan u dagaan.


wadamada laga codsadey ayaa waxaa kamid ah Australia, Newzealand, iyo wadama kale.


Liska wadamada laga cabsi qabo iney quusaan ayaa waxaa kadib ah.

1. Kiribati2. Maladewa3. Ghoramara4. Shishmaref5. Tuvalu6. Indonesia


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada