DAAWO: Farxiyo kabayare oo aad uga Xanaaqday Dhalinyaro ku buuqday (VIDEO)

DAAWO: Farxiyo kabayare oo aad uga Xanaaqday Dhalinyaro ku buuqday (VIDEO)

daajis.com:-  Fannaanada caanka ah ee Farxiya Kabayare ayaa dadweynaha reer Switzerland ku casuumeen inay la qaaddato Habeenka Sanadka Cusub, waxaana bandhigani lagu qabtay goob kamid ah  Goobaha ugu qaalisan Magaalada Zurich ee loo yaqaan(Volkshause) oo ah GURIGA UMADDA, laakiin Caweeyskii ayaa ku soo dhamaaday buuq iyo fowdo, kadib markii fanaanada ay ku buuqeen dhalinyaro goobtaas ku sugnaa.

Goobtan Quruxda badan ayaa hada ka hor waxaa nasiib u yeeshay in uu ka heeso Fannaanka weyn ee Xasan Aadan Samatar. Hadaba Halkan Hoose Ka daawo wixii goobta ka dhacay.
Halkaan Ka Daawo Video-ga


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada