Alshabaab oo nolosha ku aasay 3 kamid ah Ciidamada Puntland

Alshabaab oo nolosha ku aasay 3 kamid ah Ciidamada Puntland

daajis.com:- Dagaalyahanada Alshabaab ee ka dagaalama Buuraleyda Gal-Gala, ayaa lagu soo waramayaa ineey nolosha ku duugeen 3 kamid ah ciidamada maamulka Puntland.

Maamulka Puntland, ayaa horay u xaqiijiyay in qaar kamid ah ciidamadiisa uu ku la’yahay Buuraleyda Gal-Gala.

imagesAskartan ay nolosha ku aaseen Alshabaab, ayaa kamid ahaa ciidamo farabadan oo guluf dagaal ku qaaday dagaalyahanada Alshabaab ee ku sugan Buuraha Gal-Gala.

Sidoo kale Alshabaab, ayaa la xaqiijiyay ineey sidoo kale haystaan Askar kale oo Puntland katirsan, kuwaasoo sida la shegay ay ku rabaan madax furasho.

Maamulka Puntland ayaan wali ka hadlin dhacdadaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada