Beeraleyda Degmeda Afgooye oo Bilaabay Isticmaalka Tamarta Qoraxda (VIDEO)

Beeraleyda Degmeda Afgooye oo Bilaabay Isticmaalka Tamarta Qoraxda (VIDEO)

daajis.com:-  Soomaaliya waxaa ilaahay ku manaystay Qoraxda oo ah inerji aan dhamaanayn oo Malaayiin sano socon doonta, waxaadna moodaa in dadka Soomaalida aanay jaaniskaas sidaas uga faa’daysan.

Beeraleyda degmeda Afgooye qaar ayaa bilaabay sidii ay qoraxda ugu isticmaali la haayeen waraabinta beeraha, waxaana hada socdo tijaabo lagu eegayo sidii beeraleyda loo bari lahaa laguna taxluujin lahaa isticmaalka Tamarta Qoraxda.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada