daajis.com:- Waxaa sii xoogeeystay xiriirka ka dhaxeeya dhalinta Soomaaliyeed iyo dhalinyarada Turkiga ah ka dib booqashadii taariikhiga eheed ee uu madaxweynaha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdoğan ku tagay dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho .
Muuqaal cusub oo mahadnaq ah ayaa loo sameeyay Madaxweynaha dalka Turkiga Mr.Recep Tayyip Erdoğan waxaana Muuqaalkaan ka dhex muuqda Dhalinta labada dal oo kala badashay Calamada Turkiga iyo Soomaaliya kuwaas oo dabadeed si toos ah u shuminaya calamada labada Dal .
" Turkiga waa Walaalaheen waana Libaaxyadii Islaamka oo Wanaageena jecel waxeeyna dhiseen wadankeena waana Wehelkeena ayaa lagu yiri Muuqaalkaan oo la magac baxay Nabad Erdogan 2015 "
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:00 and have
, Published at