Daawo Sawirada Dagaalyahano katirsan Daacish oo Dhoolo Tus kusoo bandhigay Magaalada Sirta ee Dalka Libiya

Daawo Sawirada Dagaalyahano katirsan Daacish oo Dhoolo Tus kusoo bandhigay Magaalada Sirta ee Dalka Libiya

daajis.com:- Dagaalyahano katirsan Xoogaga Islaamiyiinta Daacish ayaa dhoolo tus milatari waxa ay kusoo bandhigeen Magaalada Sirta ee Dalka Liibiya, waxa ayna dagaalyahanadan banaanka usoo saareen gaadiidka dagaal ay heestaan iyo gaadiid kale oo aad u badan.

Kooxdan Daacish katirsan ayaa muujinayay cududooda milatari ay ku leeyihiin gudaha Dalka Liibiya, waxa ayna kooxdan hada u muuqdan awood leh oo kaasoo ifbaxaya dalka Liibiya ay ka jiraan dagaalo u dhaxeeya Ciidamo Dowlada Daacad u ah, Ciidamo uu wato Hogaamiye kooxeed iyo dagaalyahano Islaamiyiin ah.

Dagaalyahanada Daacish katirsan ayaa dhawaan gudaha Dalka Liibiya waxa ay ku gowraceen 21-qof oo u dhashay Dalka Masar, waxa ayna arintaasi keentay in Dowlada Masar ay duqeymo dhanka circa ah ka fuliso gudaha Liibiya gaar ahana xarumo ay kooxdan ku leeyihiin dalkaasi.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada