Video: M/weyne ku xigeenka Mareeykanka oo bahdilay Soomaalida Mareeykanka

Video: M/weyne ku xigeenka Mareeykanka oo bahdilay Soomaalida Mareeykanka

daajis.com:- M/weyne ku xigeenka Mareeykanka Joe Biden, ayaa lagu eedeeyay inuu qaab cunsurinimo laga dheehan karo uga hadlay Soomaalida ku nool dalka Mmareeykanka.

Kulan dood ahaa oo ka dhacay aqalka cad ee Mareeykanka, islamarkaasna looga hadlayay arimaha xagjirnimada, ayuu Joe Biden waxa uu ku kaftamay inuu saaxiibo layahay Soomaalida.

Joe Biden, ayaa sheegay in Soomaalida ay u badanyihiin Taksiilayaal.

Halkaan ka daawo muuqaalka Joe Biden oo bahdilaya Soomaalida.


Halkaan Hoose ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada