VIDEO:- Warbaahinta Maraykanka oo aad u hadal haya Hanjabaada Al Shabaab ee American Mall

VIDEO:- Warbaahinta Maraykanka oo aad u hadal haya Hanjabaada Al Shabaab ee American Mall

daajis.com:-  Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in Maraykanku uu si dhab ah u qaadanayo hanjabaadda ka soo baxday Ururka Al-Shabaab oo ku baaqday in la weeraro Suuqyada ku yaalla waddamada reer Galbeedka,

waxaana Xoghayaha Amniga Gudaha ee Maraykanka Jeh JohnsonJ sheegay inay ka digtoonaan doonaan hanjabaaddaas oo ay xaqiiqsanayaan​

Xoogagga Amaanka ee dalkan Maraykanka ayaa qaadday talaabooyin ay ku adkeynayaan amniga goobaha ganacsiga ee dalka, ka dib hanjabaad toddobaadkan ka timid ururka Alshabab ee Somalia.

Hoos ka Daawo




Ururka ayaa ku hanjabay inuu weerari doono goobaha ganacsiga ee waaweyn ee dalalka reer Galbeedka, isaga oo si gaar ay u carrabaabay goob ganacsi oo ah ta ugu weyn Woqooyiga Maraykanka oo lagu magacaabo Mall of American. Goobtan ayaa ku taalla gobolka ay Soomaalidu ku badan yihiin ee Minnesota.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada