daajis.com:-Ficilada foosha xun xun ee ay ku dhaqaaqeyso kooxda Daacish, ayaa halkooda kasii socda, iyagoo markaana soo bandhigay sawiro kaloo laga argagaxo.
Kooxda ayaa magaalada Kirkood ee dalka IRAQ albaabka laga galo, waxay sida ari suuq lagu iibinaayo oo kale sureen meeydadka 8 kamid ah Ciidamada Iraq oo ay dileen.
Meydadka Askartaan ayay kooxdu kasoo laad laadisay meel kore, oo ah albaabka laga soo galo magaalada saliida hodanka ku ah ee Kirkuuk.
Qaar kamid ah meydadka Askarta, ayaa ku labisan dareeska ciidamada Ciraaq.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at