daajis.com:- Dawlada Ingiriiska ayaa wax ka badashay qorshihii hore ee ku aadaana Goobaha Xanaanada Caruurta, iyadoona Dawladu ay hada u ogolaatay Waalidiinta Soomaaliyeed inay helayaan goob bilaash ah oo la gayn karo caruurta ka yartahay da’doodu intay gaadhayso ilaa 2-sano.
Arintaan ayaa waxaa la filayaa inay Bulshada Soomaaliyeed siwayn uga faa’iidaysan doonaan, iyadoona loo doortay Xaruntaasi Gabadh soomaali ah oo lagu magacaabo Rooda Xuseen oo ah qofka howhaasi Fulin doonta, Hadaba Tv-ga Kalsan ayaa gabadhaasi waraysi la yeeshay.
HALKAAN RIIX OO DAAWO VIDEO HOOYOOYINKA INGRIISKA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at