daajis.com:- Teleefishinka laga leeyahay dalka Ingariiska ee Chanel 4 ayaa waxa uu wariye Soomaaliyeed ka diyaariyay, barnaamij ku saabsan sidii uu ku soo galay dalka Ingariiska.
Wariyahan ayaa sheekadiisa ka bilaabay sidii uu uga soo qaxay Soomaaliya & dhibkii uu soo maray, kuna laabtay mar labaad wadooyinkii uu soo maray si uu daawada yaasha u tuso qaxarka uu leeyahay tahriibka.
HALKAAN KA DAAWO VIDEO GAFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at