Sarkaal talyaani ah oo la wareegay hogaanka ciidamada Midowga Yurub ee Muqdisho: SAWIRRO

Sarkaal talyaani ah oo la wareegay hogaanka ciidamada Midowga Yurub ee Muqdisho: SAWIRRO

daajis.com:-  Ciidamada Midowga Yurub ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda Muqdisho ayaa waxa ay shalay yeesheen hogaan cusub, iyadoona sarkaalka cusub ee u dhashay dalka Talyaaniga lagu magacaabo General Antonio Maggi.


Sarkaalka cusub ayaa jagada kala wareegay General Massimo Mingiardi oo ciidamada Midowga Yurub hogaaminayay tan iyo markii ay soo galeen dalka Soomaaliya.

Ciidamada Midowga Yurub oo tiradoodu ay kooban tahay ayaa u jooga Soomaaliya tababaridda ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.










FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada