daajis.com:- Diyaarad ku shaqeyneysa ileyska qoraxda ayaa si tijaabo ahaan uga duushay magaalada Abu Dhabi ee dalka isu taga Imaaraadka Carabta, iyadoo diyaaradan oo lagu magacaabo Solar Impulse-2 ay tahay tii labaad oo nooceeda la soo bandhigo.
Diyaaradan ayaa leh hal kursi kaliya, iyadoo baalashana ay uga xiran yihiin qalab soo jiidaya ileyska qoraxda, sidoo kale waxaa diyaaradan la filayaa in shanta bilood ee soo socota ay isaga gooshto qaaradaha aduunka oo ah oo ay dul marto Labada badweyn ee Pacific-ga iyo Atlantic-ga.
Hoose ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:40 and have
, Published at