daajis.com:- Heestani Waa Qiso Dhab Ah Sida Lagu Sheegay Heestani,waxana Sheekadani tahay Midii ugu horaysey nooceda Ah oo ka Dhacday dowlad Deegaanka Soomalida Ethopia isla markaasina Hees laga sameyey.
Sida Heestani Midhaheda Ku dhagaysanaysaan, waxa Nin Uu gabadh guur Kula Heshiyey GobolkaQoraxay”Kadib waxa Uu ku labtay qurbaha Isago guur Kula Heshiyey, waxana marka kadib Guur sadey gabadha Nin kale.
kadib Reerkooda Si Ay Ugu Sheegaan Ninka In Gabadhaasi la Guursadey waxay Lasameyey Heestani Oo midhaheeda wax badan ku arki donto Ayna ka Mid yahiin…
HALKAAN KA DAAWO VIDEO QISADA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at