DAAWO VIDEO:- Gabar Mucjiso ku dhalatay iyo Shacabka oo Bilaabay

DAAWO VIDEO:- Gabar Mucjiso ku dhalatay iyo Shacabka oo Bilaabay

daajis.com:- Gabar yar oo ku dhalatay dalka India oo noqotay mucjisooyinka Illaahey ee umaddiisa uu tusinayo ayaa dadka gobolka ay ku dhalatay waxay u aaminsan yihiin inay tahay gabar barakeysan oo u muuqaal eg sanamyada ay caabudaan dadka Hinduga ee Ganesha.


Guriga gabadhan yar lagu haayo ayaa dad fara badan oo doonaya inay barakeystaan ay soo buux dhaafiyeen, waxaana lagu naaneesay gabadhan yar Naagtii Ganesha oo ah sanamyada ay caabudaan.

Ugu Danbayntii Dalka India ayaa ah Dalka Ugu Diimaha badan Caalamka Waxaana ku arkaysaa Dad Caabuda Sanabka iyo Waliba Dad Caabuda Xayawaanka iyo Waliba waxaa aad arkaysaa oo aad ula yaabaysa Dad Caabuda Dabka Waana Dalka ugu Badan Aduunka oo Qof waliba wuxuu rabo caabudaya.


HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada