daajis.com:- Waxaan halkaan idinkugusoo gudbinaynaa filim gaaban oo laga sameeyay waxa ay isku hayaan ragga iyo dumarka Soomaaliyeed ee kunool qurbaha.
Haweenka kunool qurbaha ayaa sheegaya in ay qadyaan kataaganyihiin ragooda oo ay ku eedeynayaan in aanay waqti siinaynin xaasaskooda marka ay kayimaadaan shaqooyinka iyo xilliyada nasiinada ee ay guryahooda joogaan.
HALKAAN KADAAWO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:00 and have
, Published at