VIDEO:- Dowladda Uganda oo Sheegtay in ay Qabatay Wakiilkii Al-Shabaab ee Dalkeeda

VIDEO:- Dowladda Uganda oo Sheegtay in ay Qabatay Wakiilkii Al-Shabaab ee Dalkeeda

daajis.com:- Ciidamada booliska ee Dalka Uganda ayaa sheegay inay gacanta kudhigeen labo nin oo ay sheegeen in mid kamid ah uu yahay wakiilka Ururka Al-Shabab uqaabilsanaa dalka Uganda.

Booliska ayaa xaqiijiyay in mid kamid ah labada nin  lagu qabtay degmada Wakiso ee caasimada Kampala xili sida ay sheegeen uu qorsheenayey abaabulka weeraro dalkaasi kadhaca.

HALKAAN KA HOOSE KA DAAWO


Mr Fred Enanga oo ah afhayeenka booliska Uganda ayaa saxaafada usheegay in taliyaha ciidamada booliska Gen. Kale Kayihura uu warbaahinta xog kasiin doono labada ruux ee la rumeysanyahay in ay katirsanyihiin Ururka Al-Shabab.

Mid kamid ah raggan laxiray ayaa waxaa ciidamada kusoo wargaliyay ardayda colleage ku yaala bartamaha caasimada Kampala oo ay sheegeen in ninkan Soomaaliga ah uu sawirro ka qaadanayey collage-ka islamaraana ay kashakiyeen qaabkiisa kadibna ay Booliska ku war galiyeen.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada