VIDEO:- Gabar si toos ah TV-ga uga aflagaadeysay Cabdi Good iyo ciil uu..

VIDEO:- Gabar si toos ah TV-ga uga aflagaadeysay Cabdi Good iyo ciil uu..

daajis.com:- Halkan hoose ka daawo Gabar si toos ah TV-ga uga aflagaadeysay Cabdi Good iyo xanaaq laga dareemay, walow uu isku dayey inuu qarsado.

Cabdi Good ayaa ciilka uu ka qaadey eedeymaha marwalba loo soo jeediyo waxa ay gaarsiisay in uu TV-ga ka yiraahdo ”Alla ilaahoow maxaad Burco iigu dhalisay, oo aan Xamar ugu dhalan waayey”

Halkaan Hoose ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada