VIDEO:- Jabhadda Xutiyiinta iyo Dadka Reer Cadan oo ku Dagaalamaya Gudaha Magaaladaasi

VIDEO:- Jabhadda Xutiyiinta iyo Dadka Reer Cadan oo ku Dagaalamaya Gudaha Magaaladaasi

daajis.com:- Jabhadda Xutiyiinta ee laga taageero dalka Iran ayaa waxa ay isku dayaysaa sidii ay ula wareegi lahayd Magaalada Qadiimiga ah ee Aden.

Magaalada ayaa waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday dagaal faraha looga gubtay ee u dhaxeeyay dadka degan magaalada Cadan oo u badan Suniyiinta iyo Jabhadda Xutiyiinta ee cinqilaabka kula wareegtay Dalkaasi iyo goobaha muhiimka ah.

Dalka Sacuudiga iyo Dowladaha xulufada la’ah ayaa Gargaar hub iyo Saanadba u fidinaya dhalinyarada ku dhaqan magaalada Cadan si ay isaga caabiyaan Xutiyiinta Magaaladooda ku soo duushay.

Halkaan Hoose ka Daawo




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada