Xuuthiyiinta oo horumar ballaaan ka sameeyay dagaalka Magaalada Cadan (SAWIRRO)

Xuuthiyiinta oo horumar ballaaan ka sameeyay dagaalka Magaalada Cadan (SAWIRRO)

daajis.com:-  Xoogaga Xuuthiyiinta Yemen, ayaa waxay xoojiyeen dagaalka ay ku hayaan Magaalada Cadan, oo ah Caasimadda labaad ee dalka Kenya.


Xuuthiyiinta oo wata dabaabaadka dagaalka, ayaa waxay guulo ka gaarayan maleeshiyaad maxali ah oo qaab beeleed u abaabulan, kuwaa oo ujeedkoodu yahay inay difaacdan gacan ku haynta Magaalada Cadan.


Xuuthiyiinta, ayaa waxaa la soo sheegayaa in yoolkoodu uu yahay inay si rasmi ah ula wareegan Magaalada Cadan, si ay ula mataaneyan Magaalada Sanca.


Warbaahinta Yemen, ayaa tebisay in meydad fara badan ay wadooyinka buuxaan, dadkii Magaalada deganaana ay maalmahanba isaga barakacayen.


Telefishinka Qaranka Yemen oo Xuuthiyiintu maamulan, ayaa baahiyay in dagaal qaraar uu maanta ka soconayo Magaalada Cadan.


Iyadoo Xuuthiyiinta dhinaca cirka laga garacayo, ayaa waxaad dhanka kale arkeysaa inay horumaro ka gaarayan dagaalka dhulka ah, ee ka holcaya qaybo ka mid ah dalkaasi Yemen.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada